Rajada Afka Soomaaliga



Ciise Abuuraha wuxuu jecel yahay dadka Soomaaliyeed
Stacks Image 10

Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa keliya oo dhashay, in ku alla kii isaga rumaystaa uusan lumin laakiinse uu lahaado nolosha weligeed ah.

Ilaah Wiilka uguma soo dirin dunida inuu xukumo dunida, laakiin wuxuu u soo diray inay dunidu ku badbaaddo isaga.

Ka yimid kitaabka Eebbe, Yooxanaa 3:16, 17








Tani waa war wanaagsan oo Ciise ku jecel yahay oo doonaya inuu ku siiyo nolol iyo nabad



Qisadii ciise

Stacks Image 19